Amaro lagu soo rogay Gaadiidka isticmaala Wadooyinka Kismaayo (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa laga mamnuucay in ay maraan gaadiidka aan laheyd sumada ama taarikada, waxaana dadka aan gaadiidkoodu laheyn sumada loo diray digniin adag. Taliyaha Ciidanka ilaalada Wadooyinka  ee Magalada Kismaayo Gaanshaalle dhexe Bashiir Xiis Khaliif  ayaa soo saaray amar magaalada looga mamnuucayo in lagu dhax wato gaadiidka aan … Continue reading Amaro lagu soo rogay Gaadiidka isticmaala Wadooyinka Kismaayo (Daawo Sawirada)